Maalinta Ilaalinta Deegaanka oo Caalamka laga xusayo

0
205

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta oo kale dunida waxaa la ga xusaa Maalinta Deegaanka Adduunka oo loo soo gaabiyo

(WED) ayaa sanad walba la xusaa 5-ta Juun waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigelinta iyo

waxqabadka ilaalinta deegaanka. Markii ugu horreysay ee la qabtay 1973, waxay ahayd madal

kor loogu qaadayo wacyiga ku saabsan arrimaha deegaanka sida wasakhowga badda, tirada

badan, kulaylka caalamiga ah, horumar waara iyo dembiyada duurjoogta.

Hey’ada qaramada miboobay u qaabilsan ilaalinta deegaanka ee loo yaqaano United Nation

Environmental Program (UNEP) ayaa hogaamiso qab

ashada iyo agaasinka xaflada sannadlaha

ee la qabto 5-ta Juun, maalinta deegaanka adduunka waxaana xusa malaayiin qof oo adduunka

oo dhan ah. 2023 waxaa marti galiyay dalka EveryCoast (Côte D’Ivoire) taas oo ay hey’adciwaan uga dhigtay “aan dabar jarno Bacda”.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here