Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xog-hayaha Dowladda hoose ee maamulka Degmadda Caabudwaaq Nadiir Cabdikariim Sallaad oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caabud-waaq ayaa sheegay in labadalay qaabkii canshuurta loo qaadi jirey loona badalay in hadda keddib Canshuurta lagu qaadayo hab Online, qofka cashuur bixiyaha ahna ay u dhacayso farriin cadaynaysa in Mu’waadinkaasi cashuurtii uu bixiyay ay kudhacday Account-ka saxda ah ee loogu talagalay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.