Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta Koonfurgalbeed oo dhir kala wareegtay UNSOM

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xafiiska Xuquuqul Insaanka UNSOM ee Degaanada Dowlad gobleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa Wasiirka Wasaarada Bey’ada iyo duurjoogta Koonfur Galbeed Soomaaliyeed ku warejisay Geedo looga tala galay in beero taasi oo ay tahay in la gaaro hadafka soomaaliya oo Cagaran.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here