Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ustaad Nuur dhiblaawe oo ka mid ah barayaasha magalada Dhusmareeb ayaa maamulka degmada Dhuusamareeb kula taliyeey inay heerka nadaafaadda magalada sare u qaadaan sid midaas ay sameeyana waxa uu ugu baaqay in xaafadaha magalada loo qabto tartan dhaka Nafaadda ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.