Shacabka ku dhaqan Degmada Buula- burde oo Saameyn ku yeeshay fatahaadda Wabiga Shabeelle

0
75
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saameyn xoog leh oo ay ka dhalatay Fatahaada Wabiga Shabeele oo ku sameeyay degmada buulo burde ee Gobalka Hiiraan.
Bulshada ku nool degmadaas ayaa isticmaalaya Doomo iyagoo sheegay in ay jiran dhibaato ay la kulmaan halka  Dadka qaar ay ka qaxeen  xaafadaha  u dhow buundada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here