Dhalinyarada leh xirfadda Timo-jarista oo ku soo badanaya Dhoobley

0
165
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobleey waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqaysta xirfada tima jarista taas oo ay ka maareeyaan  noloshooda iyo mida qoysaskooda  .
Dhallinyaradan ayaa xirfaddan markii hore ka bartay goobaha lagu jaro tinta si ay ugu shaqaystaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here