Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in ay ka la soconayaan hubinta tayada goobaha Caafimaadka

0
142
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka dhawaajiyey in maamulka uu usoo jeesan doono sidii tallaaba cad looga qaadi lahaa dadka ka Ganacsada daawooyinka dhacay iyo sidoo kale dhaqaatiirta aan khibradda laheyn.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here