Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed.
Waxaayna hada ay shaaqo abuur u noqotay Dhalinyaro aad u tiro badan kuwaasi oo iskugu jira Wiilal iyo Gabdho islamarkaana ka maareeya noloshooda iyo ta Qoysaskooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.