Gudoomiyaha Kismaayo oo kormeeray dhismaha wadooyinka Laamiga ah

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmadda Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed oo ay weheliyaan qaar ka mid Gudoomiyayaasha xafadaha ayaa kormeer ku tagay wadooyinka dhawaan laamiga la saaray, iyadoona waji koowaad ee mashruuca laami saarista uu meel gabo-gabo ah ku dhawyahay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here