Wasaarada Caafimadka Hirshabeele oo xarumo caafimaad ka hirgelisay xaafadda Ceel-jaalle ee Baladweyne

0
54
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdi Maxamed Xalane madaxa caafimaadka Degmada Baladweyne ee waasaaradda Caafimadka Hirshabeele oo ka waramay xaalahada caafimaad ee ka jira Baladwayne iyo deegaanada uu dhadhaw  ayaa sheegay in  deeganka ceeljaale ay ka hirgiliyeen xarumo caafimaad oo gaaraya 10 ku waas oo ay Wasaaradda maamusho si bilaash ahna loogu daweyo shacabka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here