Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kala korinta carruurta aya waxaa ay faa’iido u leedahay Hooyada Iyo dhalaankeeda waa haddii ay waaliddiinta Soomaalida ay Ku dadaalaan caafimaadka carruurtooda iyo mida Hooyada.
Qaar ka mid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo Kawarbixiyay muhiimada Hooyada iyo dhalaankuba u leedahay kala korinta Ubadka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.