Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafadaha Degmada Buulo-Barde ee Gobolka Hiiraan

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wabiga Shabeelle ee dhaxmara Magaalada Buulo barde ayaa ku fatahay  afarta xaafadood ee Degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan sida indho ceel bag abeeso xaaji buubeey iyo wada jir halkaas oo ay ka barkaceen bulshdii ku nooleed.

Mid ka mdi ah dadka ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabeelle ayaa ka waramaya saameynta uu kala kulmay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here