Dadka Deegaanka Madiina ee Gobalka Galgaduud oo Codsaday in loo dhiso Xarun Caafimaad

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool Deegaanka Madiina ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo foodsaartay baahiyaha dhanka waxbarashada iyo caafimaadka.

Deegaanka Madiina oo hoostaga degmada Xeraalle ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu iskuxiraa Degmooyinka Xeraalle,Balanbale, iyo Guruceel

Qaar ka mid ah dadka deegaankaas ayaa ka warbixiyay baahiyaha ugu daran ee deegaanka ka jira waxaa ayna codsadeen in loo hirgaliyo xarumo waxbarasho iyo goobo Caafimaad.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here