Haweenka Ganacsiyada ku leh kaamamka barakacayasha Dhoobley oo codsaday in maalgalin loo sameeyo

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween ku nool kaamamka barakacayasha ee degmada dhoobley ayaa sameysatay fursado ganacsi oo ay nolosha qoysaskooda ku dabaraan.

Haweenkaan ayaa iibiyo qeybaha ganacsiga sida bagaashka iyo qudaarta iyaga oo ku dhax iibiyo gudaha kaamka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here