Qaar ka mid ah Timo jarayaasha kismaayo oo ka warbixiyay xirfadooda

0
152

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xirfada timo jarista waa kamid ah shaqooyinka ay maanta ku shaqeystaan dhalinyarada kunool dalka waana mid ay kasoo dhacsadaan nolol maalmeedka qoyskooda iyo tan noloshooda.

Xirfadaan ayaa inta badan waxay ku bartaan goobaha farsamada gacanta iyo kuwo ku barta goobaha lagu jaro tinta oo marka hore ay caaweiye ka noqdaan kadibna ay sidaasi ku bartaan xirfadaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here