Dhalinyaro ku nool magaalada Jowhar oo noloshooda ka mareeya tacabka Beeraha

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya tacbashada beeraha gaar ahaan Bataatiga kuwaasi shaqadan uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.

Dhallinyaradan ayaa Bataatiga waxaa ay ku beereen beeraha hoosyimaada magaalada Jowhar waxaana si xoogan looga isticmaala gobolka Shabellaha dhexe.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here