Shir lagu taageerayay soo celinta garsoor dadweyne oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
165

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shir  looga hadlayey sida dib loogu soo celin karo garsoorka dadweyne kaas oo daba socday kulamo ay hore kusoo qabatay hay’adda SWDC ayaa Magaalada muqdisho ka furmay.

Waxaana kasoo qeybgalay xubno ka socday Wasaaradda cadaalada, xeer ilaalinta ,Hay’daha garsoorka iyo bulshada rayidka ah Waxaana shirka looga dooday caqabadaha ka jira hay’adaha garsoorka iyo sida looga gudbi karo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here