Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo ka warbixiyay Xaaladda Barakacayaasha

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland  ayaa waxuu ka warbixiyay xaladaha barakacayasha qaxootiga iyo wax ka qabashada barakacayasha kunool Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland  ayaa wxaa inta badan masuul ay ka tahay barakacaayasha taas lagu talagalay inay  garab sitaagto barakacasha kunool Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here