Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween badan oo Soomaliyeed ayaa waxay ganacsiyo yar oo ay ku mareeyaan noolasha ka bilabaya magaalada Dhoobley iyagoo aanan aqoon fiican u lahayn habka maareynta taas oo ku kaliftay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray
Haween badan oo ku nool gayiga Soomaaliyeed ayay fursad u noqotay ganasiga noocyadiisa kala duwan kuwaas oo ka raadiya nolol maalmeedkooda si ay ugu dabaraan nolosha Qoysaskooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.