Kismaayo(Waamo Radio)Horaanti bishan an ku guda jirno aya magaladan kismayo waxa lagu qabtay Tartan kusabsan hidaha iyo dhaqanka somalida ujeedka tartanka loqabtay aya ahaa sidi dhalinyarada logu dhiragalin laha muhimada uleyahay dhaqankenu .
hadaba dadkii tartankas kaqbgalay waxa kamid aha gabdho dhalinyaro ah kuwas oo soobandhigay waxyabo wanagsan oo ka turjumaya dhaqankeena tasi oo kutusaysa sida hawenka Soomaliyeed ay uga qaybqatan sonolaynta hidaha iyo dhaqan kena.
Qaar kamid ah gabdhihii tartanka kaqayb galay sona bandhigay waxyabo kala duwan oo kusabsan dhaqnkii hore ee somalida aya iga waramay waxyabihii ay so bandhigeen iyo muhimada uu leyahay tartan dhaqameedka ay ka qayb galeen.
Haweenka somaliyeed aya ah ku markasta utagan sidii ay kalin mugleh uga qadan lahayeen sonolaynta hidaha iyo dhaqankeena kasi oo astaan u ah umada Soomaliyeed.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.