Maamulka degmada Kismaayo oo faah faahin ka bixiyey Mashriic lagu dhisayo waddooyin Cusub

0
334
Kismaayo(Waamo Radio)Markii Ay Burburtay Dowladii Dhaxe Ee Dalkena Waxaa Gabi Ahaanbo Mesha Kabaxay Bilicdii Dalka Uu Lahaa Gaar Ahaan Dhismoyinka  Danta Guud Sida Xarumaha Dowlada Wadooyinka Iyo Goobo Kale oo Muhiim Ah
Magalada Kismaayo Waxey Kamid Tahya Meelah Uu Sameenta Xogan Kuyesheen Dagaladii Sokeeye Ee Dalka Kadhacay walow Ay Dowlad Goboleedka Jubbaland Ay Inata Badan Dib Usoo Celisay Bilicda Magalada Waxaa uu mamulka Dhisay Xaruumo Danta Guud oo uu kamid Yahya Bandhiga Dhaxe Ee Kismaayo Iyo Meelo Kale OO muhiim Ah
Hatan Dowlad Goboleedka Jubaaladn Ayaa Wado Qorshe Lagu Sameynaayo Ilaa 16 Wado Kuwaas OO Laga hirgalinaayo magalada ksiamayo
Gudoomiyha Maamulka Degmada kismaayo  ibraahim maxamed yusuf ayaa Tilmaamay in mashrucaan uu maraayo meel wanasgan
isuduwaha Bangiga Aduunka Ee mashruuca Hormarinta iyo xasilinta Ee magalooyinka jubbaland Ayaa isagana Lahadlay idacad waamo

Waxaa inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here