Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayey sidii wax looga baran lahaa Isbadelka Cimilada

0
144
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlyay isbadelka Cimilada waxaan ka soo qeybgalay musuliin katirsan Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo qeybaha kale ee bulshada
muhiimada kulanaka ayaa waxuu ahaa sidii loga hortagi lahaa sameenta isbadlka cimalada iyadoo ay Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland  ay soo saartay Buugga Hagaha la qabsiga cimilada iyo mareenta masiiboyinka ee dowladaha hoose.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here