Kulan Looga hadlaayay isku dubaridka Gurmadka Bani’aadanimo oo Baydhabo ka dhacay

0
151

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdinasir Abdi Arush ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ee isku dubaridka Gurmadka bani’aadanimo ee deegaanada KGS.

Shirka ayaa ka so qeyb galen madax ka socotay Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka (SODMA).

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here