Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo qabtay kulan looga hadlaayay xuquuqda siyaasadda Dumarka ee Dawladaha hoose

0
145
Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha, fedraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay xuquuqda siyaasadda dumarka ee dawladaha hoose.

kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiir ku xigeen Wasaaradda arrimaha gudaha, fedraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland , Gudomiyaha Gobolaka Jubada Hoose  , ururka haweenka iyo musuliin kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here