Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KGS ayaa waxa u ka warbixiyay Mashaariic ay Dowlada UK iyo Hey’adda Juba ay ka fuliyeen Magaalada Baydhabo, gaar ahaan dhismayaal shan boqol oo guri laga dhisey Duleedka Magaalada kuwaas oo loga talagalay in la dajiyo barakacaaysha kunool Baydhabo.
Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KGS Abdiqadir Ali Mahamed ayaa waxuu ka wabixiyay sida uu u socoda masharicida guriyo lagu dhisiyo dadka barakacaysha ah ee kunool magaalada Baydhabo .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.