Dhalinyarada Dhoobley oo ku baaqay in laga hortago jarista dhirta

0
109
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Faa’iidooyinka dhirtu u leedahay nolosha waa mid aan ka soo koobi karin sidaasi darteeed bulshada waa in ay ku bararugsanataad sidii ay sare ugu qaadi lahayeen dhirta deegaanka madaam quruxada bilicada ay qeyb weyn ka qadenesa dhirta .
Marka kasta oo dhirta la jar waxaa ay u horseetaa in ay ka dhashaan abaaro iyo bilicada deegaanka oo noqto meel aan quruxbadaneen
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here