Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ku saabsanaa maamulka,maareeynta iyo hogaaminta sare ee warbaahinta oo ay soo qabanqaabisay media women network oo kaashaneeysa he,addaha IMS IYO FOJA ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelle.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.