Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abdishugri maxamed xasan madaxa Hay’adda Tayodhowrka Heyada Qaranka xafiiskeeda Jubbaland ayaa kormeer shaqo kutagay xafiiska shirkada sheybaarka adeega Tayadhawrka Jubbaland Oo tan iyo markii la aas aasay Deegaanada Jubbaland horay ooga qabatay shaqoyin dhowr Ah Kormeerka ayaa sidoo kale daarnaa Qiimaynta iyo uguur galida adeega ay bixiso shirkada sida baarista badeecada soogala dalka iyo kuwa ka dhoofa sii loo ilaaliya badqabka bulshada iyo degaankaba caafimaad ahaan iyo dhaqaale ahaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.