Bulshada Ku nool Degmada Dhoobley oo Ku tiirsan isticmaalka Hilibka Geela

0
190

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah Bulsho si weyn uu isticmaasha Hilibka Geela kaasi oo ah il dhaqaale oo muhiim ah islamarkaana laga maareyo nolosha Qoysas badan.

Dadka sida weyn u Isticmaala Hilibka Geela ee ku nool Degmada Dhoobley oo la hadlay warbahinta ayaa waxay ka hadleen  Faa’iidooyiinka uu bulshada u leeyahay cunista hilibka Geela.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here