Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Yoontooy oo qiyaastii 25 km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ayaa dadkiisu waxa ay ku tiir sanyihiin tacbashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha.
Maamulka iyo dadka deegaanka Yoontooy ayaa codsaday adeegyada caafimaadka, iyagoona codsaday in deegaanka laga hir galiyo xarumo caafimaad ku waas oo daboola baahiyaha bulshada deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.