Maamulaha shirkada Caafi oo ganacsatada Soomaliyeed ugu baqay in ay wadankoda Maal gashtaadan 

0
441
Kismaayo(waamo Radio)Waxa magalada kismayo ka jira shirkada  soosara biyaha warshadaysan kuwas o ay kamid tahay shirkada cafi oo  2014 laga hirgalay magaladan kismayo.
mamulaha guud ee shirkada abdi hasan macalin oo waraysi siiyay idacada waamo aya ka warbixiyay  malxaladihii kala duwan ee shirkadu so martay waxa unashegay in caqabado badan oo sofodsaray ay ugu dhabar adaygeen sidii bulshadoda  ay uga haqabtiri lahayeen dhanka biyaha.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaysa:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here