Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo Shacabka Soomaliyed uga digtay Roob xoogan oo laga yaabo in uu ka da’o qeybo kamid ah Bartamaha iyo koonfurta dalka.
Agaasimaha Waaxda Maareeynta Musiibooyinka oo ay hoos tagto Xarunta Qaran ka digista Halis-wadareedka Khadar sheekh Maxamed Nuur ayaa la hadlay warbaahinta.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.