Kismaayo(Waamo Radio)Tobabarkan oo ku saabsan Fahamka nidaamda federalismka Ayaa socondoona Mudo 3 Malin Ah Waxana soo Qaban Qabisay wasaarada daaduurka iyo arimaha federaalka ee dowlad goboleedka jubbaland
Hotel Meca Ayu Kasocon Dona Tawa Barkaan Waxaana Kaso Qeyb Galay Ardayda Jamacadaha Odayasha Dhaqanka Ururada Haweynka Iyo Dhalinyarada kaas oo ay ka faaideysan doonana Inta Uu Tawa Bawabarkaan socdo
Ugu Horeen Daahfurka Tawabarka Waxaa Kahadlay Wasirudowlaha Wasarada Arimah Dastuurka Ee Jubbaland Iyo Gudomiyaha Gudiga Dastuurka Ee Baarlamanaka Jubbaland
Oogu Danbeyntii Waxaa Goobta Kahadlay Oo Tawabarka Daahfuray Wasiirka Wasarada Dastuurka Iyo Arimaha Fadaraalka Jubbaland Cumar maxamed Cabdi.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Maxamed.