Ol’ole Caafimaadka Indhaha oo laga bilaabay dugsiyada sare ee Muqdisho

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulliyada daaweynta iyo qalliinka Jaamacadda Muqdisho ayaa dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho ka billawday olale baaritaan caafimaad oo indhaha ah loogu sameynayo .
Ololahan ayaa waxaa ka faa-ideystay 100 arday oo dhigata iskuulka Muqdisho International.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here