Dhalinyaro ka shaqeyso beerista dhirta gudaha magaalada Kismaayo

0
417
Kismaayo(Waamo Radio)Jabriil Maxamuud oo ka mid ah dhalinyarada Kismaayo ayaa waxaa uu gaari kuwa loo yaqaano niicda ku wareejiyaa geedaha talaalka ah noocyadooda kala duwan,xili uu ku guda jiray howl maalmeedkiisa ayaa kula kulmay mid ka mid ah wadooyinka magaalada Kismaayo,wuxuuna ii sharaxay noocyada geedaha uu talaalo iyo faa,iidooyinka ay leeyihiin.

dhanka kale Cabdi Naasir Jaamac oo doonayay in uu iibsado qaar ka mid ah geedaha ayaa dhankiisa sharaxay muhiimada ay leedahay in geed la talaalo,waxaa uuna bulshada ugu baaqay in ay geedo badan talaalaan.
Waxaa warbixintaan inoo haaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here