Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa saameyn ku yeeshay tuulooyin dhaca degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe iyo sido kale tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.
Gudomiyaha arimaha Bulshada degmada Mahaday ayaa waxuu warbhinta ugu warbixiyay Fatahaadaha uu geestay wabiga Shabeelle.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.