Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), waa hay’add madax banaan oo shaqadeedu tahay in bulsho waynta Soomaaliyeed ay ka ilaaliso ku xad-gudubka ku dhaqanka Caafimaadka iyo horumarinta heerarka anshaxa ee xirfadlayaasha Caafimaadka Soomaaliyeed waxayna wax badan ka badali doontaa hanaanka guud ee Caafimaadka Dalkeena maadaama Bushadeenu u baahi qabto Caafimaad tayeysan oo gaara goobkasta oo ka mid ah Dalka si loo helle bulsho bedqabta oo laga fikiray tayada Caafimaadka ay helayaan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaana daahfuray Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.