Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo shaacisay in ay ku guleysatay xakameynta cudurka shuban biyoodka

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bishii aynu soo dhaafnay waxaa Deegaano badan oo katirsan dowlad Goboleedka Jubaland ka jiray kiisas badan oo xanuunka shuban biyoodka iyadoo wasaarada caafimaadka Jubbaland ay sheegtay in 7657 bukaan ayaa la diiwaangeliyay oo uu ku soo ritay cudurka shuban biyoodka qaar kamid ah degmooyinka Jubbaland, halka dad kor u dhaafaya 50 qofna ay u dhinteen.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here