Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyay Shirkad soo saarta Calafka Xoolaha taasoo loogu magac day Anfac.
Munaasabada lagu daahurayay shirkada anfac ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka Karkaar kan qardho, ganacsato iyo xoolo dhaqato.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.