Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobaab xoogan oo ka da-ay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug iyo deegaanada hootaga ayaa sababay in uu kar kaarada jabsado biyo xereenka magaaladaaasi kaasi oo ku fatahay qeybo ka mid ah dhuusamareeb.
Goobaha ay daadadka saameyeen waxaa ka mid ah kaamamka ay deganyihiin dadka Barakacayaasha ah ee Arlaadi,Shabeelle iyo wadooyinka ugu mhiimsan magaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.