Magaalada muqdisho oo laga daah furay kulanka wadatashiga iyo ansixinta siyaasadda qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka warbixiyay kulan wadatashi iyo ansixin ah oo ku saabsan Siyaasadda Qaran ee dhallinyarada oo wasaaraddu u qabatay dhallinyarada gobolka Banaadir iyadoo inta uu shirka socdo lagu lafo guri doono caqabadaha iyo sidii loo Ansixin lahaa  Siyaasadda Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here