Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Agabka Bagaashka ah.
Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka Bagaashka noocyadiisa kala duwan sida Oomada, shaambada , Sabuuntada , Kaluunka iyo agabka kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.