Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada qeybaheeda kala duwan iyo masuuliyiin maamulka degmada iyo maamulka Gobalka ayaa xaflad soo dhaweyn ah loo qabtay Gudoomiye ku-xigeenka ahna Xoghaya dowladda Hoose ee degmada kismaayo Muddane Daahir Xuseen Cabdi ayaa loo qabtay xaflad soo dhawayn ah.
Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah dadkii ka hadlay xafladii soo dhaweynta Gudoomiye ku-xigeenka ahna Xoghaya dowladda Hoose.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.