Xarunta Hooyada iyo dhallaanka Bosnia ee degmada Dhoobleey oo la gaarsiiyey Caruur uu soo riday shuban biyood

0
164

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli roob aad uweyn uu uga da`ay magaalada Dhoobley waxaa aad looga baqayaa iney dilaacaan xanuuno ay kamid yihiin shuban biyoodka iyo xanuuno kale, Xanuunka shuban biyood ayaa ah xanuun aad ugu jilicsan caruurta.

Maamulka xarunta hooyada iyo dhalaanka Bosnia ee degmada Dhoobley ayaa sheegay in xarunta la soo gaarsiiyay caruur uu soo riday shuban biyood xili dhawaan ay bilowdeen rababkii gu’ga.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here