Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulo Barwaaqo oo kamid tahay Tuulooyinka Hoos yimaada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah mid ayna xiligan ka jirin Goobo Waxbarasho oo ay wax ku bartaan ubadka ku nool Tuuladaasi .
Sida aynu ognahay Waxbarashada waxay kaalin weyn ka qaadaan koriimada ubadka wanaagsan, maadaama ubadka ay ubaahan iney helaan Waxbarasho diini iyo mid maadi ah.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.