Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sheekh Maxamed Bade oo kamid ah Culumaa’udiinka ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ku baaqay in la garab istaago dadka danyarta ee ku nool Magaalada Dhoobley. maadama roobabka gu’ga ay da’ayaan islamarkana ay saameyn ku yeesheen dadka barakacayaasha ah oo qarkooda ay guryuhu ka dumeen.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.