Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa mudooyin dambe waday barnaamijyo wax loogu qabanaayo dadka barakacayaasha ee kunool deegaanada Jubbaland.
Abaarihii ku dhuftay guud ahaan dalka ayaa sameyn ku yeelatay qoysas badan oo ku noolaa miyiga waxaana abaartaasi ay dhaafisay xoolihii ay heyseen oo hadda waxay soo maciin bideen magaaloyinka si ay u helaan nolol dhaanta abaartii saameynta ku reebtay.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.