Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jiro maalmaha ciida ayaa waxaa Dadka Rer kismaayo ay badan kood u damaashaad tagaan Deeganada kismaayo kabaxsan sida goobweyn qaam qaam Qandal yoontoy iyo Deegaano kale oo ay u aadaan in ay farxada ciida kusoo qaataan.
Waxaana aniga qudheena aan qeyb ka eheen Dalxiisa yaasha inta aan warbixinta ukuur galeyneynayay.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.