Barakacayasha ku nool Kaamka Gabooyo 1 ee magaalada Baladweyne oo codsaday in laga caawiyo adeegyada ay u baahanyihiin

0
137

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan oo deegannadii ay ku noolayeen uga soo hayaamay abaarta ka jirta gobolka Hiiraan islamarkana soo micin biday magaalada Baladweyne ayaa duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ku heysata kaamka gabooyo 1 oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magalada Baladweyne

Duurufaha ugu daran ee heysata Qoysaskan ayaa waxaa ka mid ah raashin la’aan, caafimaad darro iyo hooy la.aan iyo  Caruurta kunool Kamamaka oo aan heesanin goob waxbarsho ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here