Maamulka gobolka Banaadir iyo Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo ka wada hadlay arrimaha barakacayaasha.

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ergayga gaarka ah ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalaada Muqdisho u qaabbilsan arrimaha Abaaraha, Yaasmiin Jaamac Xasan ayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan xal u helidda Maareenta dadka Barakacayaasha iyo sidii loo horumarin lahaa nolashooda la qaadatay Gudoomiyaha hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macalim.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here